Skip to main content

The Importance of Iodine in Pregnancy/Muhiimadda Iodine ee Uurka (Somali)


Nafaqadu waa furaha uur caafimaad leh, ilaalinta ama kordhinta qaadashadaada fiitamiinada iyo macdanta qaarkood waa muhiim. Mid ka mid ah macdanta muhiimka ah ee looga baahan yahay uur caafimaad leh waa iodine – wax jidhkeenu aanu si dabiici ah u soo saarin! Soo deji qoraal-gacmeedkan waxtarka leh si aad wax badan uga barato iodine, qiyaasta lagu taliyey ee loo baahan yahay, iyo siyaabaha aad uga shaqayn karto iodine badan cuntadaada.